Madaxweynaha Puntland oo Dhuusamareeb gaaray – Sawiro

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar dhinaca dhulka ah kusoo gaaray magaaladda Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa soo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdikaariye Qoor Qoor iyo xubno ka mid ah masuuliyiinta Galmudug.

Horseed Media