Madaxweyne Deni Oo La Kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare

Published: March 16, 2021

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta la kulmay guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi.

Labada masuul ayaa ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka, qabsoomida shir lagu dhameystirayo arrimaha doorashooyinka gaar ahaana heshiiskii 17-kii September 2020 ee Muqdisho.

Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa horey sidan oo kale ula kulmay madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *