Bosaso: Cutubyo Ka Tirsan Ciidamada PMPF Oo Tababar Loo Xiray

Published: March 25, 2021

Cutubyo ka tirsan ciidamada badda Puntland ee PMPF ayaa maanta tababar loogu soo xiray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, waxaana ay soo bandhigeen casharadii la baray.

Munaasabad ka dhacday xerada ciidamada badda Puntland ayaa waxa kasoo qaybgalay masuuliyiin ay kamid yihiin Wasiirka tamarta iyo macdanta Puntland, Agaasimaha guud ee ciidamada PMPF, guddoomiyaha gobolka Bari iyo madax kale.

Ciidamada PMPF oo suga amaanka xeebaha Puntland ayaa waxaa gacan ka geysata tababarka iyo qalabayntooda dowlada Imaaraadka Carabta.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

1 Comment

  1. Scw i a m emps(abasador of puntland or land of puntland we are supporting our president Dr Deni door to door as a nation god bless puntland allah bless land of punt Amen Amen insha allah By/Danjire Cugaar living Mn U S A