Antonio Guterres Oo Mar Kale Loo Doortay Xoghayaha Qaramada Midoobay

Published: June 19, 2021
Berlin, Germany – November 04: Antonio Guterres, High Commissioner for Refugees of UNHCR, attends a press conference in german foreign office on November 04, 2015 in Berlin, Germany. (Photo by Michael Gottschalk/Photothek via Getty Images)

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si aqlabiyad leh dib loogu doortay markii labaad muddo shan sano ah.

15-ka xubnood ee Golaha Amniga ayaa horaantii bishan waxay ku taliyeen in Golaha Guud dib loogu magacaabo Guterres.xoghayaha ayaa shaqadiisa labad si rasmi ah u bilaabanayaa 1-da Janaayo 2022.

Guterres wuxuu xilka kala wareegay Ban Ki-moon bishii Janaayo 2017, toddobaadyo uun ka hor markii Donald Trump uu noqday madaxweynaha Mareykanka.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *