Rooble oo digreeto ku soo saaray Guddiyada Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka

Published: June 20, 2021

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta dowladda fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka Heer Federaal iyo heer maamul gobleed.

Guddigan ayaa ka kala kooban 25 xubnood iyo 21 xubnood oo kala ah ddoorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka waxaana ay isugu jiraan xubnihii ay soo gudbiyeen Dowlad.goboleedyada iyo Xubnaha laga magacaabay xafiiska Rooble.

Rai’sul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa faray labada guddi in ay si hufnaan iyo caddaalad ay ku jirto ay u gutaan waajibaadka loo xilsaaray ee maareynta Doorashooyinka dalka.

Hoos ka akhriso magacyada Guddiyada.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *