Qarax ka dhacay barkantarool laga ilaaliyo Madaxtooyada Soomaaliya

Published: September 25, 2021

Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa goor dhow ka dhacay Isgoyska Ceelgaabta gaar ahaan Kontroolka beerta nabada ee laga galo Madaxtooyada Soomaaliya.

Warar hordhac aan helayno ayaa waxa ay sheegayaan in ay jiraan khasaare dhimasho iyo dhaawac ah uu geystay qaraxa.

Goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa ah irida laga galo Madaxtooyada Villa Soomaaliya ,waana goob aad loo ilaaliyo amaankeeda.

Wixii kasoo Qaraxa kala soco HM.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *