Madaxweynaha Jubaland oo dhameystiray liiska musharixiinta xubnaha Aqalka Sare

Published: October 19, 2021

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed islaam ayaa magacaabay liiska Xubnaha musharixiinta ee ku tartami doona afar kursi oo kamid ah Golaha Aqalka sare ee Soomaaliya.

Tani ayaa ka dhigan in uu dhameystiray 8 kursi ee maamulka jubaland kuu ku leeyahay Golaha aqalka sare oo ay ka harsanayaeen afartan kursi.

Liiska musharixiinta ee safarta kursi ayaa waxaa ku qoran min labo xubnood oo ah musharixiinta ku loolami doona doorashada xubnaha Aqalka sare ee kasoo galaya Jubaland.

Hadaba hoos ka akhriso magacyada musharixiinta

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *