Ra’iisul Wasaare Rooble oo daahfuray kulan ku saabsan geeddi socodka xiliga kala-guurka

Published: December 6, 2021

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa furay kulan wadatashi ah oo ku saabsan taabbagelinta geeddi socodka dowladnimada xilliga kala guurka.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galaya Ururrada Bulshada Rayidka ah iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed ,waxaana diiradda lagu saarayaa sidii loo dardargelin lahaa howlaha geeddi socodka doorashooyinka dalka xiliga doorashada.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *