RW Rooble oo xilalka u kala wareejiyay wasiirada gaashaandhigga iyo Cadaaladda

Published: December 30, 2021

Ra’iisul WasaarahaXukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xilalkii u kala wareejiyey Wasiiradda Wasaaraddaha Gaashaandhigga Mudane Xasan Xuseen Xaaji iyo Wasiirkii hore wasaaradda Cadaaladda mudane Cabdulqadir Maxamed Nuur (Jaamac).

Wasiiradan ayuu dhowaan Ra’iisul wasaaraha XFS ugu kala bedelay labadii wasaaraddood ee hore u kala hayeen isagoo Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhiga u magacaabay Cabdulqaadir Maxamed Nuur(Jaamac) halka wasiirka Cusub ee wasaaradda Cadaaladda loo magacaabay Xasan Xuseen Xaaji.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *