Doorashada Baarlamaanka: 9 Xildhibaan oo gobollada Waqooyi ku matalaya Golaha Shacabka oo la doortay - Horseed Media

Doorashada Baarlamaanka: 9 Xildhibaan oo gobollada Waqooyi ku matalaya Golaha Shacabka oo la doortay

Waxaa goordhow lasoo gabagabeeyay doorahsda sagaal kursi oo ka mid ah xubnaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku matalaya maamulka gobollada waqooyi ee Soomaaliland.

Sagaalka xildhibaan ee maanta lagu doortay magaalada Muqdisho ayaa kala ah: