Go’aankii Issimada Mudug kasoo saareen tartanka kuraasta Hop-198 & Hop-199

Published: March 16, 2022

Isimada Gobolka Mudug gaar ahaan Isimada beelweynta Cumar Maxamuud ayaa dowlada Puntland uga digay inay farageliso kuraasta beeshaasi ku leedahay golaha shacabka BFS, #HOP198 – #HOP199.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *