Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha cuusb ee JFS & Safiirka Imaaraadka Carabta?

Published: May 18, 2022
May be an image of 2 people and people sitting

Madaxweynaha cusub ee JFS oo kulamo kala duwan ka wada Magaalada Muqdisho ayaa caawa la kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya, Mohamed Ahmed Al-Othman.

May be an image of 1 person and sitting

Safiirka ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ugu hambalyeeyay guusha uu Axaddii ka gaaray doorashada madaxtinimada ee dalka.

May be an image of 1 person and sitting

Kulankan ayaa qeyb ka ahaa kulamo uu Madaxweynaha cusub la qaadanayo Wakiilada Beesha Caalamka ee ku sugan dalka

Abu Dhabi ayaa la fahamsan yahay in xiriir dhow la leedahay Madaxweynaha la doortay, si ka duwan Madaxweynahii hore ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *