Aaska Qaran: Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi [Sawiro]

Published: July 15, 2020

Waxaa maanta magaalada Garowe ee caasimada Puntland lagu aasay Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi oo todobaadkan ku geeriyooday dalka Kenya.

Diyaarad khaas ah ayaa maanta meydka Marxuumka kasoo qaaday magaalada Nairobi, waxaana aaskiisa ka qeyb galay  mas’uuliyiin badan oo ay ku jiraan Madaxweynayaasha Puntland, Galmudug, Jubbaland, Guddoomiyaha Aqalka Sare, Issimo & mas’uuliyiin kale oo heer gobal iyo Federaal ah.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *