12 April, 2021
Guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saaray go’aankii golaha shacabka ay muddo…
Guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saaray go’aankii golaha shacabka ay muddo kordhinta ugu sameeyeen Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, kaaso oo ahaa muddo kordhin labo sanno ah.
Aqalka sare ayaa ka hor yimid go’aankaasi muddo kordhinta ah ee loo sameeyay madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo.
Hoos ka akhriso:
Horseed Media