Published: February 3, 2022
Baarlamaanka Turkiga ayaa aqbalay codsiga kasoo baxay Madaxtooyada Turkiga oo ku saabsanaa muddo kordhinta Ciidamada Turkiga ee ku sugan Gacanka Cadmeed, xeebaha Soomaaliya, Badda Carabta iyo gobollada ku dhow dhow ayaa loo kordhiyey muddo 1 sano ah oo laga bilaabayo 10-ka Febaraayo, 2022.