Ciidamada booliiska magaalada Muqdisho gaar ahaan kuwa miino baarista ayaa sheegay qarxiyeen miino lagu aasay laamiga hor mara Jaamacada Ummadda…
Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa ka digey xaaladda dalka haddii aan si degdeg ah wax looga qaban baahida jirta,…
Saciid Cabdilaahi Deni Madaxweynaha Puntland ayaa soo dhaweeyay hadalkii uu golaha wasiirada u jeediyay Raysal-wasaaraha DFS xasan Cali Khayre kaas…
Laba diyaaradood oo ka diiwaan gashan dalka Kenya ayaa Dowladda Soomaaliya kala noqotey oggolaanshihii ay ku soo degi jireen garoomada…
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdirashiid Cali ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay Agaasimihii hore…
Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada ee Soomaaliya ayaa shaacisey in la furaayo duulimaadkii gudaha. Wasaaradda Duulista ayaa samaysey shuruuc cusub…
Waxaa weli dalka maraykana kusii fidiyaBanaanbaxyo ay wadaan dadka kasoo horjeeda dilkii loo gaystay ninkii madawga ahaa ee lagu magacaabi…
Guddiga Diyaarinta Dhamaystirka Hanaanka Doorashooyinka Qaranka ayaa soo gabayabeeyay shaqadii loo direy. Guddigan ayaa loo direy in ay ka soo…
Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay qarax miinow Saaka ka dhacay Laamiga isku xira Muqdisho iyo Afgooye gaar ahaan…
Milateriga dowladda federaalka ayaa sheegay inay dileen 18 xubnood oo ka tirsan urur Alshabaab ka dib markii ay howlgal ka…
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si wayn uga dooday hawlgalka ay ciidamada midawga Afrika ka wadaan gudaha Soomaaliya, Qorsha…
Diyaarada Daallo oo sida 132 Mawaadiniin Soomaali ah oo muda ku xayirnaa dalka Sacuudi Carabiya ayaa xalay ka soo degtay…