Waxaa faah-faahino laga helayaa duqeymo xoog leh oo xalay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolada Shabeellada Hoose iyo Jubbada Dhexe,…
Wasiiru dawlihii hore ee Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) ayaa sheegay in ururka Alshabaab ay meelkasta…
Inta la ogyahay Sagaal ruux ayaa u geeryootay fayriska kusii baahaya dal waynaha Shiinaha, isagoona ku sii fidiya magaalooyin cusub.…
Ra’oisul Wasaaraha cusub ee dalka Ruushka , Mikaa’iil Mishustin ayaa ku dhawaaqay Golihiisa Xukuumadda, ka dib markii dhawaan ay is…
Taliyaha booliiska Puntland Generaal Muxiyadiin Axmed Muuse ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu ku rukhseeyay 88 askari oo ka tirsanaa…
Koox hubaysan ayaa xalay fiidkii waxay toogasho ku dileen guddoomiyihii hore ee degmada Qandala ee gobolka Bari Jaamac Maxamud Khuurshe.…
Qaar ka mid ah musharixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha dowladda goboleedka Galmudug ayaa dowladda federaalka ee Somaliya ku eedeeyay inay…
Hay’adda nabadsugida iyo sirdoonka dowladda federaalka ee NISA ayaa barteeda twitterka ku baahisay muuqal Fanaan Somaliyeed oo 7 sanno ka…
Waxa uu ka mid ahaa ajnabiga ururka Al-Shabaab oo uu muddo ka tirsanaa, fariin cod ah oo uu soo duubay…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed {Xijaar} ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in ay heleen Amaal Nuur…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashey qorshaha ku aadan bilaabidda howlgallada Batroolka Soomaaliya,iyadoo dowladuu ay xustay in qaab daah-furnaan ah…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Boosaaso, ka sagootiyey Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed…