Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay, 20 kalena dhaawacyo ayaa ka soo gaaray markii qarax ismiidaamin ah lala beegsaday…
Qaar ka midda musharsxiinta xilka madaxweynaha Maamulka Galmudug oo warsaxafadeed soo saaray ayaa shuruudo ku xiray in ay ka qaybgalaan…
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Wasiirka Howlaha Guud iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ayaa si wadajir ah u wada…
Magaaladda Bosaso waxaa lagu wadaa inuu maanta ka furmo shirka iskaashiga Maamulada Puntland iyo Jubbaland sida uu sheegay madaxweynaha Puntland…
Shirka Iskaashiga Dowlad goboleedka Jubbaland iyo Puntland ayaa ka furmey Madaxtooyada Boosaaso. Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa si wadajir…
Shirkadda Facebook ayaa shaacisay in ay hakisay islamrkaana ka mamnuucday shirkadda SPINNER adeegga Facebook 7 WhasApp, SPINNER ayaa hay’adaha xukuumadda Israil kala shaqeysa arrimaha…
Taliyaha qeybta 27-aad ee ciidanka Xoogga dalka, Janaraal Axmed Maxamed Maxamuud (Tareedisho) oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in…
Isabel dos Santos, oo ah haweeney u dhalatay dalka Angola, ahna haweeneyda ugu taajirsan qaaradda Africa ayaa sheegtay in ay…
Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqday inay ku wareejinayso maamulka Falastiniyiinta diwaano iyo Dukumiintiyo Taariikhi ah oo ay hayeen muddo 400…
Ilaa Sideed ruux oo ka kooban labo qoys ayaa Jimcihii shalay la dhigay isbitaalka magaalada Qardho ee gobolka Karkaar, kadib…
Ninka ugu gaaban dunida ee socda, sida laga soo xigtay diiwaanka waxyaabaha mar la aragga ah ee Guinness World Records…
Barlamaanka maamul goboleedka Galmudug ayaa haweenay u doortay guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Barlamaanka. Haweenaydan oo lagu magacaabay Faaduma Cabdi Cali…