Maxamed Nuur Gacal ayaa loo doortay guddoomiyaha cusub ee barlamaanka ee maamul goboleedka Galmudug doorasho maanta ka dhacday magaaladda dhuusamareeb…
Doorashada guddoomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeenada barlamaanka Galmudug ayaa ka socota magaaladda Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud. Toddobo Musharax ayaa u…
Ugu yaraan Labo xubnood oo ka tirsanaa Kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqayn xagga Cirka ah oo ka dhacday nawaaxiga…
Koox hubeysan oo mootooyin watay ayaa 14 qof ku dilay magaalada Siiba oo ku taal bartamaha wadanka Maalin ee Galbeedka…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa cafis u fidiyay odoyaal ku xirnaa xabsiga dhexe ee Bosaso, kuwasoo Maxkamadi xukun ku…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maanta booqasho ku tagay Magaalada Boosaaso ayaa sheegay in ujeedka safarkiisu uu…
Madaxweynaha jubbaland Axmed Maxamed islaam iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaaladda Bosaso ee xarunta Puntland. Madaxweynaha oo…
Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqorka Beelaha Soomaaliyeed ahna Boqorka Beesha Daarood ayaa maantay wuxuu kula kulmay Qasriga Xaakimka Imaaradda Raas…
Ciidamadda Kumaandooska Ee Danab ayaa howlgal qorsheeysan oo ay kasameeyeen Degmada Walanweeyn ee Gobolka Shabeelaha hoose waxeey kudileen Horjoogihii Maleeshiyaadka…
Ururka midowga macalintii Dugsiyada hoose/dhexe ee Kenya ayaa ka dalbaday dowladda Kenya inay tababar ciidan siiso islamarkaana hubayso macalimiinta ka…
Saraakiisha ammaanka dalka Sucuudiga ayaa sheegay inay xireen tiro dad ah oo lagu eedeeyay in xayawaanka Harmacadka ay si sharci…
Maanta oo Khamiis ah ayaa la filayaa in Xildhibaannada cusub ee Dowlad goboleedka Galmudug ay dhageystaan khudbadaha musharixiinta u taagan…