Waxaa saakay degan xaalada magaalada Dhuusamareeb ee Galmudug, halkaas oo xalay dagaal kooban oo khasaaro geystay uu ku dhex-maray ciidamo…
Xarunta Xuquuqal Insaanku Somaliland ayaa warbixin sanadeedkeedii xuquuqal insaanka Somaliland waxay ku sheegtay in 88 qof loo xiray xoriyada hadalka.…
Fanaanka codka macaan ee Maxamed Siciid BK ayaa raaligalin iyo cudur daar ka bixiyay hadal uu ka yiri cariga ingiriiska…
Maleeshiyaadka Alshabaab ayaa markii u horraysay ka hadlay weerarkii ismiidaaminta ah aa ee maalintii sabtidi ka dhacay isgoyska ekiskontrool Afgooye…
Farmajo paid his first official visit to Puntland in January 2018. A two day visit. When he arrived in Garowe,…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug.…
Maxkamad ayaa maanta isniin ah dil xukuntay 27 Sarkaal oo ka tirsanaa Sirdoonka Wadanka Suudaan, kuwasoo lagu helay inay dil…
Ra’iisul Wasaaraha XFS, mudane Xasan Cali Khayre iyo xubna ka tirsan guddiga gurmadka qaran ee dhawaan loo magacaabay isku dubba ridka howlaga…
Xabsiga dhexe magaaladda Muqdisho ayaa waxaa la soo sheegayaa inay ka baxsadeen saddex Maxbuus oo maxkamadi xukumo ku riday. Saddex…
Qaar ka mid ah xildhibaanada dowladda federaalka ee ka soo jeeda degaanada Somaliland ayaa si kulul u dhaliilay qoondada lacageed…
Labo siyaasi oo si weyn uga soo horjeeda siyaasadda xukuumadda Federaalka Somaliya ayaa ku tilmaamay marin-habaabin qoraalkii ay Hay’ada nabadsugida…
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa magaaladda Garoowe ka furay shirka wadajirka ah ee la dagaalanka nafaqo darida.…