Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii magaalada Addis…
Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo dhawaan golaha wakiiladda Somaliland ay ansixiyeen sidoo kalena la dhaariyay ayaa kulankii isugu horeeyay ee ay…
Sheekh Maxamed Cabdi Ummal ayaa si faahfaahsan u sharaxay sababata loo baajiyay muxaadaradii uu ku qaban lahaa Magaalada Muqdisho, taas…
Warbixin uu Shalayto oo Jimca ahayd soo saaray Xafiiska xiriirka howlaha Bini’aaddam-nimada QM ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay…
Xaawo Aden Maxamed Madaxa xarunta Waxbarashada, Nabadda iyo Horumarinta Gaalkacyo ee (GECPD) ayaa ku guuleysatay biladda caalamiga ah ee Macallinka…
Safiirka Soomaailya u fadhiya Dalka Turkiga ayaa sheegay inuusan wax saamayn ah ku yeelan doonin Muwaaddiniinta Soomaaliyeed go’aankii dhowaan ay…
Wargeyska Capital oo ka soo baxa Magaalada Addis-ababa ee dalka Itoobiya oo waraysi la yeeshay Maareeyaha dekeda Berbera ee Somaliland…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Shir-Madaxeedka joogtada ah ee 13-aad ee IGAD ayaa…
Barlamaanka Kenya ayaa la filayaa inay ka doodeen soo siyaasad ay soo jeediyeen Guddi dowladdu samaysay labo sanno ah kuwasoo…
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tecnolojiyadda ayaa soo dhoweysay ansixinta Golaha Wasiirrada ee Siyaasadda Qaran ee Isgaarsiinta, taas oo ah middii…
Axmed Maxamed Islaam Madoobe Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo maalmahan ku sugan Magaalada Nairobi ee caasimada Dalka Kenya ayaa la kulmay…
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan maanta ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen Siyaasadda iyo Istaraatiijiyadda…