Kulankaan ayaa diirada lagu saarayay wacyigelin la xiriirta sidii looga hortagi lahaa tacadiyada ka dhanka ah jinsigga {SGBV} ee ka…
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayuu ku magcaabay Gudoomiyayaal…
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Haweenka iyo Arimaha Qoyska Dawladda Puntland Maxamed Cabdirisaaq Nuux oo ku suggan Magaalada Qardho ayaa la…
Ciidamada Amaanka ayaa shalay duhurnimadii Magaalada Boosaaso ku xiray siyaasiga Muuse Cali Jaamac oo ka mid ah aasasayaasha Puntland, Muuse…
Dawlada Goboleedka Jubaland ayaa ka hadlay duqeyn maalin ka hor ka dhacday degmada Jilib ee Gobolka Jubadda Dhexe, iyadoo duqeyntaas…
Xasan Cali kHayre Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudaneoo maanta daah furay shirweynaha qaran ee dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa muujiyay sida…
Maadaxweyne Ku xigeenka Puntland ayaa dalacsiiyay Bashiir Cismaan Cawa oo ah Taliyaha Kaantaroolka Galbeed ee Magaalada Garoowe, sidoo kalena ka…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu ku magacaabay Lix Wasiir iyo Afar wasiir ku xigeen,…
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Garoowe kaga qayb galay xuska maalinta…
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa mar kale ku celiyay in ay ka go’an tahay xaqiijinta in Soomaaliya ay…
Dagaal ka dhacay agagaarka degmada Baardheere ee gobolka Gado ee Jubbaland ayaa Ciidanka milateriga Federaalku waxay dileen Lix xubnood oo…
Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland iyo Shirkadda dhinaca amniga ka shaqaysaa oo lagu magacaabo Frontier Service Group ayaa kala…