Xili uu isniintii shalay weerar ismiidaamin ah lagu burburiyey gebi ahaan xaruntii degmada Hodan, ayaa waxaa isa soo taraya cabsida…
Koox hubeysan ayaa Isniintii shalay weerar ku qaaday xarunta dhexe ee hay`ada Batroolka ee wadanka Liibiya oo ku taal bartamaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo furay kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka ayaa ka tacsiyeeyay dadkii rayidka ahaa iyo…
Musharax Faarax Cali Shire oo ka mid ah Musharaxiinta Puntland ee u taagan xilka madaxweynimo ee doorashada 2019-ka ayaa si…
Doorashadii Baarlamaanka ee dalka Sweden ka dhacdey maalintii shalay ee Axadda ayaa natiijadii codbixintu noqotey mid aad u xiiso badan,…
Saraakiisha Aqalka Cad ee Maraykanka looga taliyo ayaa sheegaya in Trump iyo xubnaha ku dhaw dhaw ay weli baarayaan shaqsiga…
Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lagu qarxiyay xarunta degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa mid aad…
Dagaalka ka socda magaalada Xudeydah ayaa sii xoogeystay shalay iyo maanta oo Isniin ah kadib markii lagu fashilay wadahadalkii laga…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah u furaya…
Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in gabi ahaan uu hakiyay xiriirkii wada shaqeyneyd ee kala dhexeeyay hay`adaha kala duwan ee dowladda…
Madaxweynaha dalka Sudan Cumar Al Bashiir ayaa Axadii shalay gebi ahaan kala diray Golihiisii Wasiirada, si uu wax uga qabto…
Warbixin ay daabacday jariirada New York Times ayaa lagu sheegay in xukuumada Maraykanka ee Donald Trump kulamo qarsoodi ah la…