Puntland oo kaashaneysa hay’ada Qaramada Midoobay ee UNICEF ayaa hirgeliyey barnaamijka waxbarashada ee ardayda iyagoo guryahooda jooga ku qaadanaya casharada…
Golaka Wakiilada Puntland ayaa fadhigoodi maanta oo Salaasa ah isugi yimid, iyada oo kooramka Golaha Wakiiladu ahaa 39 Xildhibaan. Xildhibaanada…
Boqor Burhan Boqor Muuse oo galabta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Qardho ayaa ka hadlay shirarka dhuusamareeb ee Madaxweynayaasha dowlada…
Waxaa xalay magaalada Dhuusamareeb ka dhacay kulamo gaar gaar ah oo ay Madaxweynaha iyo Raysalwasaaraha Federaalka la yeelanayeen Madaxweynayaasha Dowladaha…
Somaliland waxay ka soo baxdey dagaalo sokeeye ka hor shirkii Boorame ee dib loogu doortey Maxamed Ibrahim Cigaal rabbi ha…
Madaxweyne Siciid Cabdullahi Deni iyo wafdi balaaran oo ka socda Dowlada Puntland ayaa goordhaweyd gaaray caasimada Galmudug. Wafdigan ayaa tagay…
Golaha Wakiilada Puntland ayaa maanta u doortay Siciid Cabdi Muumin, guddoomiyaha cusub ee xafiiska xuquuqul insaanka Puntland. Booskan ayaa waxaa…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay guddiga qaban-qaabada iyo diyaarinta xafladda xuska 1da Ogoosto oo ku beegan aasaaskii dowladda…
Shirweynaha urur siyaasadeedka Kaaha ayaa maanta lagu doortay guddoomiyaha, labadiisa Ku-xigeen Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa loo…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo maanta ka qeyb galay shirweynaha ururka Siyaasadeedka ee KAAH oo uu ka tirsan yahay,…
Magaaladda Garoowe waxaa maanta si rasmi ah uga furmay shirweynaha urur siyaasadeedka Mideeya kaasi oo socon doono Muddo labo maalmood…
Shirweynaha Urur Siyaasadeedka Kaah ayaa maanta ka furmay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Waxaa shirweynaha kasoo qaybgalay madaxweynaha Puntland Saciid…