Waxaa maanta oo Isniin ah 15ka Maarso 2021 bilowday dhageysiga kiiska Badda oo ay Dowlada Soomaaliya ka gudbisay Kenya oo…
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden oo xalay shacabkiisa la hadlay ayaa sheegay in dowladiisa ay xooga saartay in bilaha soo socda…
Hay’adaha gargaarka ayaa ka digay xaalada gobalka Marib ee dalka Yemen oo maalmihii lasoo dhaafay dagaalo xoogleh ku dhexmareen ciidamada…
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Madaxweynaha dalka Tanzania John Magufuli uu ku dhacay cudurka Covid19, isla markaana hada loo…
In ka badan 20 qof ayaa la rumeysan yahay inay ku dhinteen qaraxii Axadii shalay ka dhacay saldhiga Militari ee…
Dowlada Sacuudiga ayaa kooxda reer Yemen ee Xuuthiyiinta ku eedaysay duqeyn Axadii shalay lala beegsaday kaydka shidaalka ee ku yaal…
Waxaa isa soo taraya xogta laga helayo xasuuqyadii ka dhacay bilihii lasoo dhaafay ismaamulka Tigrayga ee waqooyiga Itoobiya, ciidamada Eritrea…
Xukuumada Raysalwasaare Imran Khan ayaa ka badbaaday mooshin kalsoonida ah oo la horkeenay Golaha Shacabka (Aqalka Hoose) ee Baarlamaanka Pakistaan.…
Hay’adda Caafimaadka Aduunka WHO qayb-teeda Africa ayaa Sheegtay Ilaa Saakay in 12 dowladood oo African ah la gaarsiiyay in ka…
Maxkamada Caalamiga ah ee danbiyada Dagaal ayaa Arbacadii shalay shaacisay inay si rasmi ah u bilaabeyso baaritaanka ku aadan danbiyadii…
Weerar lagu tuhunsan yahay in uu yahay fal argagixisnimo ayaa ka dhacay magaalada Vetlanda ee Koonfurta dalka Sweden. Ugu yaraan…
Warbaahinta dowlada Siiriya ee SANA ayaa sheegtay in ciidamada cirka ee Siiriya ku guuleysteen inay soo ridaan dhawr gantaal oo…