Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan ku qabsoomay Aaladda Fogaan Aragga maanta la yeeshay wakiilada…
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa qoraal uu soo saaray uga digay Madaxweynaha Maxamed Cabdullahi Farmaajo…
Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Gaashaandhigga JFS ugu magacaabay Mudane Cabdulqaadir Maxamed…
Dowlada Jubaland mar walba waxay diyaar u tahay dardar galinta howlaha doorashooyinka oo fursad weyn u ah shacabka Soomaaliyeed inay…
Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin ka qayb galka shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu hoggaamiyo Ra’iisal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka jawaabay Warqaddii xalay kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Farmaajo, taasoo lagu…
Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sheegay inay ixtiraamayaan go’aankii dowlada Soomaaliya ay ku xirtay qeybta ay ka isticmaalaan garoonka…
War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynde Farmaajo ayaa lagu shaaciyay in Ra’iisul Wasaare Rooble uu ka gaabiyay hirgelinta doorashooyinka, isla markaana…
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Xukuumadda Xilgaarsiinta CabdiraxmaanYuusuf Al-Cadaala oo shir jiraa’id xalay ku qabtay Muqdisho ayaa ka digay in lagu…
Midowga Murashaxiinta ayaa ugu baaqay Guddiga doorashada Heer Federal iyo Guddiga xallinta khilaafaadka in ay si deg deg ah u…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb-galay munaasabadda Sannad-guurada 3aad ee ka soo wareegtay markii la doortay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka ka qaaday xubno ka tirsan Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka dabdab ee…