Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA-da, William J. Burns, ayaa maalintii shalay ee Arbacada booqasho aan la shaacin ku tagay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda.…
Shir-madaxeedka dalalka dhexdhexaadka ee ka socday Kampala oo maalintii 3-aad galay ayuu shirka ahaa heerka wasiirada Arrimaha Dibadda dalalka dhexdhexaadka…
Munaasabad si heer sare ay u soo agaasintay Waaxda Maasiyadda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen Wasiirka…
Qarax weyn ayaa maanta oo Salaasa ah ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Xarunta Gobolka Banaadir.…
Shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud Telecom ayaa eedeyn u jeedisey hay’adda sirdoonka ee NISA kadib markii ay khal-khal gelisey ganacsigeeda sida…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo maanta ka hadlayay munaasabad lagu xusayay sanad guuradii 25-aad…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa kulan sagoontin ah kula…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Hindiya, Japan,…
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta guddoomiyay kulanka ugu horreeyay ee Guddi…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay weheliyaan ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbadii Jimcaha uu jeediyay ku sheegay in Khawaarijta dadka Soomaaliyeed dagaalka kula…