Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyqdda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta daah furay tartanka Dowlad-goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir oo…
Wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya ayaa markale si rasmi ah maanta uga furmay waddanka Jabuuti, iyada oo madaxweynayaasha labada dhinac ay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeyb-galay dood-furan oo si toos ah ay shacabka Soomaaliyeed ugu…
Madasha cilmi-baarisyada oo socon doonto muddo labo cisho ah ayaa maalintii 1-aad lagu soo bandhigey cilmi-baarisyo kala duwan oo laga…
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku qaabilay Xildhibaan…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan oo ka tirsan Aqalka…
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed kasoo baxay waxay kusoo saartay eray bixin loo sameeyay magaca ururka EAC oo ay…
Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo gudanaya waajibka ka saaran ilaalinta sharuucda dalka ayaa soo xiray eedeysane lagu magacaabo Axmed Cabdiraxmaan…
Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in howgalladii ugu dambeeyay Khawaarijta looga dilay 130 khawaarij ah, waxaana lagu furtay…
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac oo wehliyo wasiirka wasaaradda xanaannada Xoolaha ee XFS Xasan Xuseen…
Allaha u naxariistee Waxaa goor dhow magaalada Jabuuti ku geeriyootay Wasiirkii Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Khadiijo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay munaasabad loogu dabaaldagayay sanad-guuradii 80-aad ee ka soo…