Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay yeesheen waxay ku ansixiyeen Miisaaniyadda Dowladda ee 2021. Kulanka…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa soo dhaweyn u sameeyey wafdi ka socda xukuumada Federaalka oo uu hogaaminayo Raysalwasaare Kuxigeenka…
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta Hal abuurka Shaqada iyo…
Wasiiru dowlaha amniga ee dowladda Federaalka ee Somaliya Faarax Cali Axmed ayaa sheegay in dowladda Federaalku ay diyaarisay ciidamo u…
Guddiga doorashada ee heer federaal ayaa u kala diray Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya habraacyada doorashada iyo…
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud oo ku sugan dalka Turkiga ayaa kulan la yeeshay Xeer ilaaliyaha Guud…
Wasiirka maaliyadda dowlada federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo marti ku ahaa barnaamijka dood furan ee SNTV ayaa xusay in…
Shirka golaha wasiirrada dowlada Federaalka Soomaaliya oo uu guddoomiyay Raysalwasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa looga hadlay qodobo dhowr ah oo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Xeer Madaxweyne oo dib u dhigaya ansixinta Wax-ka-beddelka Dastuurka Kumeel…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay guddiga la socodka dastuurka ee baarlamaanka Soomaaliya, guddiga madaxa…
Guddiga lagu muransanyay ee doorashooyinka heer Federaal, ayaa maanta soo saaray jadwalka doorashada Aqalka Sare iyo golaha shacabka ee baarlamanka…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa dalka Turkiga kula kulmay dhiggiisa dalkaas Lütfi_Elvan. Wasiir Beyle ayaa sheegay…