Raysal wasaaraha cusub ee dowlad federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xilkaasi kala wareegay Mahdi Maxamed Guuleed oo ahaa…
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii u horeysey oggolaadey in uu horyimaado shacabka si su’aalo loo weydiin karo, inkasta oo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo marti ku ahaa dood cilmiyeed uu soo agaasimay Machadka Raas ee…
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo dhaweeyay Ansixinta heshiiska Doorashooyinka ee labada Aqal ee Baarlamaanka ay maanta…
Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah yeeshay si ay u ansixiyaan Heshiiskii ay wada gaareen…
Raysalwasaarihii hore Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in uu diyaar u yahay inuu xilka ku wareejiyo Raysalwasaaraha Cusub Maxamed Xuseen…
Xildhibaan Maxamed Cismaan Jawaari, Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo kamid ah xildhibaanada maanta hadalada kasoo jeediyey kulanka labada Aqal…
Waxaa goordhaweyd xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ka furmay shir ay ku dhan yihiin labada aqal ee Baarlamaanka,…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Meertada 75-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay…
Ra’isul wasaaraha cusub ee barlamaanku ansixiyay Maxamad Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah guddoomiyaha Xisbiga…
Ururka Alshabaab ee ka taliya qaybo ka mid ah koofurta iyo bartamaha Somaliya ayaa goob fagaare ku toogtay nin ay…
Taliyaha Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee (AMISOM) Diomede Ndegeya, ayaa ku ammaanay ciidamada Itoobiya ee fadhigoodu yahay degaanada Koonfur-galbeed sugidda…