Waxaa dib loo cusbooneysiiyey heshiiskii dekadda Muqdisho ee shirkadda Turkiga laga lee yahay ALBAYRAK, kaas oo lagu soo koobey muddo…
Raysal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay Safiirada Wadamada Nordic u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya. Masuuliyiintan…
Guddiga Doorashooyinka Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta shahooyinka aqoonsi gudoonsiiyey lix xisbi siyaasadeed kuwaas oo kamid noqon doona…
Ciidanka kumaandooska ee gor-gor ayaa waxay fashiliyeen gaari xaamul oo noocisu ahaa dhayno kaasi oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa,…
Hay’ada nabad sugida iyo sirdoonka ee dowladda Federaalka ayaa hubin amni ku samaynaysa dhammaan shaqaalaha dowladda federaalka u shaqeeya sida…
Warbaahinta Qaranka ee ku hadasha afka dowlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta loo bedelay nidaamka adeegga dadweynaha, taas oo ka dhigan…
Cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka fuliyay tuulooyin Hoostaga Bariire ayaa ku…
Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa shir gudoomiyey kulan maanta dhexmaray madaxda wasaaraddaha maaliyadda dowlad…
Raysal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo wali ku sugan Kuwait ayaa maanta booqday safaarada Soomaaliya ay ku…
Raysal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo oo booqasho ugu tagay Amiirka cusub ee dalka…
Shir looga hadlayo arrimaha doorashooyinka dalka 2020/2021 ayaa maalmahan ka socday garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde gaar ahaan Xarunta Xalane…
Raysal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa caawa gaaray magaalada kuwayt ee caasimadda dalka…