Raysalwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng. Maxamed Xuseen Rooble ayaa isugu yeeray dhamaan taliyaasha kala duwan ee ciidamada qalabka sida ee…
Guddiga Diyaaradaha Soomaaliyeed ayaa maanta shaqo joojin sameeyey, waxaana ay hakiyeen dhamaan duulimaadyadii oo dhan, taas oo garoonka diyaaradaha ee…
Raysal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay qaar kamid ah Safiirrada dalalka caalamka u…
Dowladaha Marakaykan-ka iyo Soomaaliya ayaa maanta kala saxiixday heshiis cusub oo deyn-cafin ah kaas oo quseeya seddex hay’adood oo maraykanka…
Raysal wasaaraha cusub ee dowlad federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xilkaasi kala wareegay Mahdi Maxamed Guuleed oo ahaa…
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii u horeysey oggolaadey in uu horyimaado shacabka si su’aalo loo weydiin karo, inkasta oo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo marti ku ahaa dood cilmiyeed uu soo agaasimay Machadka Raas ee…
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo dhaweeyay Ansixinta heshiiska Doorashooyinka ee labada Aqal ee Baarlamaanka ay maanta…
Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah yeeshay si ay u ansixiyaan Heshiiskii ay wada gaareen…
Raysalwasaarihii hore Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in uu diyaar u yahay inuu xilka ku wareejiyo Raysalwasaaraha Cusub Maxamed Xuseen…
Xildhibaan Maxamed Cismaan Jawaari, Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo kamid ah xildhibaanada maanta hadalada kasoo jeediyey kulanka labada Aqal…
Waxaa goordhaweyd xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ka furmay shir ay ku dhan yihiin labada aqal ee Baarlamaanka,…