Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan afur ah kula qaatay ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shirguddoomiyay kulanka 24-aad ee labada aqal…
Wafdi ay hoggaamineysay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Aamina Xasan Cali ayaa ka qeybgashay…
Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigay tiradii ugu badneyd oo isugu jira hoobiyaal iyo hub kale oo…
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xarigga ka jaray Xarun cusub oo qayb ka qaadanaysa ka…
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa gacanta ku dhigtay Guddoomiyihii hore ee degmada Dharkenlay Abuukar Axmed Caddow Tifoow oo…
Madaxweynaha Jamhuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo ah u diray guud ahaan haweenka dunnida, gaar ahaan haweenka…
Turkiga ayaa Soomaaliya la saxiixday heshiis iskaashi oo dhanka saliidda iyo gaaska dabiiciga ah maanta oo Khamiis ah, sida ay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray cutubyo ka mid noqonaya Ciidamada Side Gaarka…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare, Xamsa Cabdi Barre.…
Wasiirka Gaashaandhiga Cabdulqadir Maxamed iyo Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa ku soo dhaweeyay Muqdisho wafdi ka…