Taliska booliska ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saaray liiska 36 qof oo lagu raad joogo, kuwaas oo loo heysto…
Xaaladda guud ee Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa saaka degan, kadib shalay dagaal saacado socday uu ku…
Dagaal xoogan oo u dhexeeya Ciidamada Galmudug, kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidamada Ahlusunna Waljameeca ayaa saaka ka socda xaafaddo…
Ciidamada amaanka iyo kuwa Booliska ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa howlgal amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyeen Xaafadaha iyo waddooyinka Waaweyn…
Ciidanka Daraawiishta Galmudug ayaa maalintii labaad waxay Koonfurta Gobolka Mudug ka wadaan howlgallo lagu baacsanayo argagixisada Al-Shabaab. Ciidankaan oo kaashanaya…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku soo gaaray magaalada caasimada ah…
Ciidamada Amaanka ee ka hawlgallo degmada Caabudwaaq ayaa howlgallo amniga lagu sugayo maanta ka bilaabay degmadaas. Howlgalkan oo ah mid…
Waxaa maanta magalada Muqdisho dib ugu soo laabtey qar kamid ah wefdigii uu hoggaaminaayey Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor-qoor oo muddo…
Ciidanka Dowladda Federaalka ayaa maanta qabtey gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa iyo laba qof oo watey gaariga. Gaariga ayaa…
Kadib markii Raysalwasaare Rooble uu si toos ah ula wareegay go’aamada shahaado bixinta Xildhibaanada, kadibna uu beegsadey qaar kamid ah…
Ciidanka kumaandooska Danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey Gobolka Mudug, kadib markii ay heleen xog sheegaysa qaraxyadii ugu badnaa ee…
Madaxweynaha Dowlad goboleedka galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiye cusub u magacaabey gobolka Mudug, waxaana uu bedalay guddoomiyihii hore. Wareegto…