Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen ) ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta hay’adda sirdoonka iyo nabad…
Weerar bam gacmeed ah ayaa lala eegtay goob ku taal duleedka Baydahbo oo lagu magacaabo Ban Qayaamo taas oo inta…
Diyaaraddii ku buburtey Berdaale ee nooceedu ahaa xamuulka ayaa la xaqiijiyey in ciidamada Itoobiya ee halkaas ku sugan ay ku…
War ka soo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay in Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya soo dhaweynaayo baaritaanka wada jirka ah…
Diyaarad nooceedu yahay kuwa yaryar ee xamuulka oo sidey agab caafimaad ayaa ku burburtey meel ku dhaw garoonka diyaaradaha ee…
Barlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa muddo kordhin hal sano ah u sameeyay Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis xasan…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa ka hadlay Colaada ka socota Degmada Walaweyn ee Gobolka…
Baarlamaanka Labaad ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta dhagaysanaya Khudbadaha ay soo jeedinayaan muhsraxiinta u taagan xilka gudoonka Barlamaanka Koonfur…
Xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee dhawaan la dhaariyaya ayaa fadhigooda maanta waxay ku ansixiyeen Guddiga soo diyaarinaya…
Guddiga Farsamada Madaxa Banaan ee soo xulsita Xildhibaannada Baarlamaanka Koofur Galbeed ayaa shaaciyay Liiska Xildhibaannada Baarlamaanka Labaad ee dowlad goboleedka…
Ciidamada ammaanka magaalada Baydhabo ayaa ku qabtay gudaha magaalada Baydhabo nin watay waxyaalaha qaraxa oo doonayay inuu is qarxiyo sida…
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xilalkii ka qaadey qaar kamid ah golihiisa Wasiirada,isaga oo…