War kasoo baxay Wasaarada Arrimaha Dibada ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in xukuumada cusub ee Maraykanka ugu baaqeyso dowlada Eritrea…
Dowladda Kenya ayaa ka hadashay Warbixintii uu soo saaray Guddigii xaqiiq raadinta ee Urur Goboleedka IGAD u xil saaray Dacwadii…
Guddoomiyaha Midowga Afrika Mousa Faki ayaa ka hadlay xiisada ka taagan xuduudka u dhexeey Soomaaliya iyo Kenya, kadib markii habeen…
Jabhada ka dagaalanta Galbeedka Sahara (Westen Sahara) ee loo yaqaan Polisario Front ayaa maanta oo Axad ah duqeeyey saldhigyada Marooko…
Dowlada Turkiga ayaa sheegtay inay ciidamadeeda u direyso galbeedka Afrika si ay usoo furtaan Markab dalkaasi laga leeyahay oo Sabtidii…
Dowlada Sweden ayaa ku dhawaaqday inay xireyso xadka ay la wadaagto dalka Norwey. Sababta ayaa ah noocyada kala duwan ee…
Maamulka Dubai ee dalka Imaaraatiga ayaa soo rogay sharuuc cusub oo looga hortagayo faafida cudurka Covid19 oo dalkaasi kusoo laba-kacleeyey,…
Maanta oo Sabti ah ayey magaalooyinka waaweyn ee dalka Ruushka ka dhaceen banaanbaxyo looga soo horjeedo xukuumada Vladimir Putin, mudaharaadkan…
Hay’ada caafimaadka ee WHO ayaa heshiis la gashay Jimcihii shalay shirkada Pfizer ee soo saarta talaalka Covid19, heshiiskan oo qeyb…
Dowlada UK ayaa sheegtay in nooca cusub ee cudurka Covid19 ee dalkaasi ku faafayey bilihii lasoo dhaafay inuu ka halis…
Militariga Sacuudiga ayaa sheegay inay ka hortageen gantaal maanta lagu soo tuuray caasimada wadankaasi ee Riyadh. Baraha bulshada ayey shacabka…
Maxkamadeynta Madaxweyne hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa ka bilaaban doonta aqalka guurtida todobaadka labaad ee bisha Febraayo oo ku…