Kenya Oo Soo Dhowaysay Warbixintii IGAD

Published: January 27, 2021

Dowladda Kenya ayaa ka hadashay Warbixintii uu soo saaray Guddigii xaqiiq raadinta ee Urur Goboleedka IGAD u xil saaray Dacwadii dowladda Federaalka Soomaaliya ka gudbisay dowladda Kenya, kadib markii xiriirka loo jaray.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenay ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay Warbixinta ay soo saareen Guddiga, iyagoona sheegay in Guddiga ay u gudbiyeen cadeymo kala duwan oo la xiriira arrinta xuduudka labada dal.

Kenya ayaa tilmaamtay in xiriirka diblomaasiyadeed ee dowladda Federaalka u jirtay uu abuuray saameyn xun, iyaoona xusay in ay soo dhaweynayan Warbixinta lasoo saaray.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *