Israa’iil ayaa duqeymo cirka ah ka fulisay meel u dhow magaalada Baalbek ee bariga Lubnaan Isniintii, halkaas oo ay ku…
Dowladda Hindiya ayaa ku dhawaaqday sharciyo lagu dhaqan gelinayo sharciga wax ka beddelka jinsiyadda (CAA), toddobaadyo kahor inta Raysalwasaare Narendra…
Roobab mahiigaan ah oo maalmo socday ayaa daadad iyo dhul go’ ka dhaliyay gobolka Galbeedka Sumatra ee dalka Indonesia, taasoo…
Markab militari oo Mareykan laga leeyahay ayaa u socda dhanka Bariga Dhexe, isagoo sida qalab lagu dhisayo Dekad ku meel…
Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhimatay kuwa kalena waa ku dhaawacmeen sanaadiiq gargaar ah oo hawada Gaza lagu daadiyey,…
Ugu yaraan 275 arday ayaa la la’yahay kadib markii rag hubeysan ay weerareen iskuul ku yaalla waqooyi-galbeed dalka Nigeria, weerarkan…
Milateriga Mareykanka ayaa deked ku meel gaar ah ka sameyn doona Gaza si gargaar badan uu u gaaro dhulka go’doonsan…
Turkiga ayaa Soomaaliya la saxiixday heshiis iskaashi oo dhanka saliidda iyo gaaska dabiiciga ah maanta oo Khamiis ah, sida ay…
Xuutiyiinta ayaa Arbacadii shalay duqeeyey Markab Xamuulka qaada oo marayey meel 50 mile u jirta xeebta dalka Yemen. Gantaalada nooca…
Madaxweynaha Senegal Macky Sall ayaa shaaciyey xiliga ay dhici doonto Doorashada, kadib xiisadii ka dhalatay dib-u-dhigista doorashada oo horey loo…
Victoria Nuland oo ahayd kusimihii kuxigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibada Mareykanka ayaa xilka iska casishay xili ay xiisad ka dhex taagan…
Shan askari oo ka tirsan ciidamada cirka ee gaarka ah (SAS) ayey booliska millatariga Britain ay xireen iyagoo looga shakisan…