Ruushka ayaa gabi ahaanba joojiyay gaaskii uu ka siin jiray waddamada Yurub isagoo sheegay in loo baahan yahay in dayactir…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Malaysia Mahathir Mohamad oo 97 jir ah ayaa la dhigay Isbitaal kaddib markii laga helay xannuunka…
Diyaaradaha dagaalka Itoobiya ayaa saqdii dhexe ee xalay duqayn ka gaystay Magaalada Mekelle ee Xarunta Gobolka Tigrayga ee waqooyiga dalkaasi.…
Mikhail Gorbachev, hogaamiyihii ugu dambeeyay ee Midowgii Soofiyeeti ee soo afjaray dagaalkii qaboobaa, ayaa habeenimadii Talaadada ku geeriyooday isbitaal ku…
Markab sida 23,000 oo tan oo badarka Ukrain ah ayaa gaaray dalka Jabuuti ee Geeska Afrika oo ay abaaro ba’ani…
Xarunta Gargaarka Bani’aadantinimada ee Boqor Salmaan ee dalka Sacuudiga ayaa daah furtay wajigii labaad ee gurmadka degdega ah ee loo…
Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay dalka Madagascar, ka dib markii ay ciidamada boolisku rasaas ku fureen dad doonayey…
Hubka culus ayaa laga maqlayaa hareeraha baarlamaanka Ciraaq ee ku yaalla magaalada Baqdaad iyadoo uu socdo dagaal gacmaha la isula…
Dagaal ayaa weli laga soo sheegayaa inuu ka socdo waqooyiga gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya oo xuduud la leh Tigray-kadib…
Raysalwasaaraha Japan Fumio Kishida, ayaa sheegay in dowladiisa ka shaqeyn doonto in dib u habeyn lagu sameeyo Golaha Amaanka ee…
Dawladda Soomaaliya ayaa la gaadhsiiyey illaa 1,645,600 oo ah tallaalka xanuunka COVID19 ee Johnson and Johnson (J&J), kaas oo ay…
Ururka Al-Shabaab ayaa ku hanjabay inay sii wadi doonaan weerarrada ay ka gaysanayaan gudaha Kenya haddii madaxweynaha la doortay ee…