Markab sida 23,000 oo tan oo badarka Ukrain ah ayaa gaaray dalka Jabuuti ee Geeska Afrika oo ay abaaro ba’ani…
Xarunta Gargaarka Bani’aadantinimada ee Boqor Salmaan ee dalka Sacuudiga ayaa daah furtay wajigii labaad ee gurmadka degdega ah ee loo…
Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay dalka Madagascar, ka dib markii ay ciidamada boolisku rasaas ku fureen dad doonayey…
Hubka culus ayaa laga maqlayaa hareeraha baarlamaanka Ciraaq ee ku yaalla magaalada Baqdaad iyadoo uu socdo dagaal gacmaha la isula…
Dagaal ayaa weli laga soo sheegayaa inuu ka socdo waqooyiga gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya oo xuduud la leh Tigray-kadib…
Raysalwasaaraha Japan Fumio Kishida, ayaa sheegay in dowladiisa ka shaqeyn doonto in dib u habeyn lagu sameeyo Golaha Amaanka ee…
Dawladda Soomaaliya ayaa la gaadhsiiyey illaa 1,645,600 oo ah tallaalka xanuunka COVID19 ee Johnson and Johnson (J&J), kaas oo ay…
Ururka Al-Shabaab ayaa ku hanjabay inay sii wadi doonaan weerarrada ay ka gaysanayaan gudaha Kenya haddii madaxweynaha la doortay ee…
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay isaga baxeen magaalada Kobo ee waqooyiga gobolka Axmaarada si ay u xakameeyaan khasaare…
Waxaa sii kordhaya tirada dhimashada ee dalka Pakistan oo ay ku dhufteen daadad xooggan. Ilaa hadda in ka badan 1,000…
Waxaa isa soo taraya cabsida laga qabo dagaal cusub oo ka qarxa dalka Liibiya, kadib markii maalintii shalay ee Sabtida…
Garsooraha Maxkamada degmada Manhattan ee Maraykanka ayaa diiday codsi ka yimid ehelada dadkii ku dhintay weeraradii 11 September 2001, in lagu…