Published: August 1, 2022
Waxaa lagu wadaa saaacadaha soo socda in lagu dhawaaqo Gole wasiiro oo gaaraya 26 wasiir 25 wasiir ku xigeen iyo 24 wasiiru Dowle;
Haddaba si hordhac ah ayaa Horseed u soo gudbineysaa 26 Wasiir iyo beelaha ay ka kala tirsan yihiin, shaxdaan waxbaa iska beddeli kara goor kasta.
Xogtan Shalay (01da Agoosto) ayaa la daabacay waana sax 98%.
Liiska Rasmiga ee maanta (02August) Linkigan raac
Beesha Daarod
- Xil. Fardowso Cusman Cigaal – (Beesha leelkase) Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka
- Abshir Cumar Huruuse – (Beesha Majeerten) Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga caalamiga ah
- Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) – (Beesha Mareexan) (Wasiirka Amniga)
- Jaamac Xasan Khalif – (Beesha Dhulbahante) Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta
- Cabdullaahi Axmed Jaamac – Beesha Warsangeli Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda)
Beesha Hawiye
- Xil. Maxamuud Cabduraxmaan Beene Beene (Beesha Gugundhabe) (Wasiirka Qorsheynta)
- Xil. C/rasaq Maxamed Cumar – (Beesha Xawadle) Wasiirka Batroolka & Macdanta
- Axmed Macalim Fiqi – (Beesha Habargidir) Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka
- Xil. Cali Xaaji Aadam – (Beesha Gaaljecel) Wasiirka Caafimaadka Daryeelka Bulshada
- Xasan Macalin Maxamuud – (Beesha Murursade) Wasiirka Caddaaladda & Dastuurka
Beesha Dir
- Xil. Saalax Axmed Jaamac – (Beesha Isaaq Habar Yoonis) Raisul Wasaare Ku Xigeen
- Xil. Ismacil Cabdiraxmaan Sh Bashir – (Beesha Isaaq Habar Jeclo) Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guriyeynta
- Xil. Cilmi Maxamed Nuur – (Beesha Samaroon) Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda
- Xil; Jamac Taqal Cabbaas – (Beesha Gaadsan) Wasiirka Tamarta iyo Biyaha
- Xil. Axmed Xasan – (Beesha Surre) Wasiirka Kaluumeysiga Kheyraadka Badda
- Biixi Imaan Cigal (Beesha Isaaq Cidagale ) Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha
Digil & Mirifle
- Mukhtar Robow Abuu Mansuur- (Beesha Leeysan) Wasiirka Arrimaha Diinta iyo Aqwaafta
- Cabdulqaadir Maxamed Nuur {Jaamac} – (Beesha Jiroon) Wasiirka Gaashaandhigga
- Xil. Axmed Nuunow – Dabarre (Wasiirka Beeraha iyo waraabka)
- Xil. Jibril Cabdirashid Xaaji – (Beesha Garre) Wasiirka Wasaaradda ganacsiga iyo wershadaha
- Xasan Xuseen Maxamed (Beesha Yantar) Wasiirka Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa
Beesha Shanaad
- Faarax Sh Cabdulqaadir – (Beesha Rer Aw Xasan) Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare
- Da’ud Aweys Jaamac – (Beesha Jareerweyne) Wasiirka Warfaafinta
- Xil. Khadija Maqzuumi – (Banadiriga) Wasiirka Bay’adda iyo isbeddelka Cimilada
- Xil. Khadija Diriye – (Beesha Yaxar) Wasiirka Wasaaradda Haweenka)
- Maxamed Barre Maxamuud (Beesha Ajuuraan) Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga
Cusbo iyo wax lagu cusbeeyey, Xukuumdii tayada lahayd we lasugaayey mataasay noqotay.