Published: March 16, 2021
War Saxaafadeed kasoo baxay guddiga doorashooyinka heer federaal ee lagu muransan yahay ayaa ku baaqay in Dowlada Federalka iyo Dowlad Goboleedyada ay hirgeliyaan heshiiskii la gaaray September 2020.
Guddigu wuxuu sheegay inuu dalku ku jiro xaalad adag isla markaana madaxda siyaasadda looga baahan yahay inay qaataan go’aamo lagu badbaadinayo dalka iyo dadka.
Hoos ka akhriso:
Horseed Media