© 2023 Horseed Media Group

golis telecom

Hiigsiga Puntland 2040- Sawiro

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa daah-furay Hiigsiga Puntland 2040, oo maanta lagu soo bandhigay Madaxtooyada Puntland.

Kulankan ayey hay’adaha dowlada Puntland kusoo bandhigayaan qorshahooda 2040 iyo mashaariicda horumarinta ee tiigsaneyso Puntland sanadaha soo socda.