Laftageen oo Qaramada midoobay kala hadlay abaaraha ka jira koofur galbeed

Published: March 29, 2022

Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Mudane, Cabdicasiis Xasan Maxamed “Laftagaren” ayaa qaabbilay Khabiirka madaxa bannaan ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya, Isha Dyfan.

Kulan Saacado qaatay wafdiga iyo Madaxweynaha waxay uga wada hadleen Abaaraha, Biya la’aanta, Xaquuqda Aadanaha iyo Xuriyatal qowlka.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Lataliyaasha Madaxweynaha iyo Agaasimaha Madaxtooyada.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *