Published: February 8, 2022
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Abdi kaariye Qoor,qoor oo u weheliyo Guddomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa soo gaaray Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug ee dhuusamareeb.
Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyay Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid iyo labada Golle ee Galmudug , Maamulka Caasimadda iyo Mas’uuliyiin kale.