Madaxweynaha Puntland oo dib ugu noqday Garowe

Published: February 13, 2022

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar ugu maqna dalka Kanya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.

Madaxweynaha iyo wafdiga la socday waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe Gen. Mohamed Abshir AirPort kusoo dhoweeyay Goleyaasha kala duwan ee Dowladda Puntland, Xildhibaanada labada Aqal ee Federaal ee dhowaan la doortay, Maamulka Gobolka Nugaal iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Garoowe.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

1 Comment

  1. scw,Safar muxuu taraa Hadii meeshii aad xukuntay ay wada hubtahay magaalooyinkii ayna nidaamsanayn dadka aan wadan jacayl la barin
    shaqo dhalinyarada loo aabuurin, dadka aan lamashquulin{waxay ku maararoobaan}
    wadooyinkii la dhisin,Biyo Xireeno Loo Samaynin, Ceelal Loo qodin.
    intaas iyo inkale oo kabadan ayaa dadka wadanka u baahanyahay,
    dhoof iyo Murashax Baan ahay Iyo Xildhibaan Iga dhiga Xeytaraysaa