Published: October 11, 2020
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2020/10/karash-1-1200x675.jpg)
Madaxweyne kuxigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kula kulmay Muqdisho qoyska alle ha u naxariistee raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galayr.
Madaxweyne ku-xigeen Axmed Karaash ayaa qoyska la wadaagay dhambaal tacsiya, isagoo illaahay uga baryay inuu marxuumka janadii geeyo iyagana samir iyo iimaan alle kasiiyo.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2020/10/qoyska-cali-khaliif-1200x675.jpg)
“Waxaan kulan laqaatay qoyskii alle ha u naxariistee Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galaydh oo aan uga tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd”
Axmed Karaash
Horseed Media
Kuwii Dr. Galaydh Iyo Halgankii SC/Khatumo Halkaa Dhigay Ayaa Hor Fadhiya Qoyska Halyeeyga ….Waa Nasiibdarro ….