Midowga Musharaxiinta Oo Ka Jawaabay Hadalkii Guddoomiye Cumar Filish

Published: November 27, 2020

Golaha Midowga Murashixiinta ayaa ka jawaabay hadal shalay kasoo yeeray guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud Cumar Filish, iyagoo qoraal ay soo saareen si kulul uga canbaareeyey hadalka guddoomiyaha.

Waxay sheegeen inuu guddoomiyuhu yiri hadal colaadeed, kaasi oo la doonayo in bulshada la isaga horkeeno.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa shalay si kulul ugu hanjabay midowga musharixiinta madaxtinimada Soomaaliya, isagoo ka hadlayey qoddobadii ku jiray War-murtiyeedkii ay kasoo saareen shirkii u socday lixda berri.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *