Waxaa caasimadda Garoowe aas-qaran loogu sameeyay Saddex sarkaal oo ka tirsanaa ciidamadda Puntland oo shalay ku geeriyotay shil gaari oo…
Shir madaxeedka 28aad ee jaamacada carabta ayaa lagu wadaa in maalinta beri uu ka furmo magaaladda Camaan ee xarunta wadanka…
Iyadoo guud ahaan goboladda koonfureed looga diyaargaroobayo xili-roobaadka ayaa Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan wuxuu Maamuladda degmooyinka gobolkaas…
Wefti ballaaran oo ka kooban 24 xubnood oo ka socday guddiga amniga iyo Nababgelyada ee mudowga afrika ayaa booqday magaaladda…
Guddiga gurmadka Abaaraha Puntland ee Culumadda ayaa magaaladda ku soo bandhigay liiska lacagaha deeqda ee soo gaartay guddiga iyo magacyada…
Wakaaladda wararka u faafisa Kooxda Daacish ee Amaq ayaa sheegtay in weerar ay daacish ka fuliyeen magaaladda muqdisho ay ku…
Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa ka tacsiyeeyay saddex sarkaal oo ka tirsnaa Ciidamadda qalabka ee Soomaaliyeed ee Puntland, kuwasoo ku geeriyooday…
Dowladda Goboleedka Hirshabele ayaa ka noqotay go’aan ay shalay ku joojiyeen wadashaqayntii ay la lahaayeen Qaramada Midoobay, ka dib markii…
Ra`iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta furay wado laami ah oo maamulka gobolka Banaadir uu…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo weheliyaan Labada Wasiir kuxigeen ee wasiiradda maaliyadda Puntland ayaa xarunta madaxtooyadda…
Guddiga gurmadka abaaraha Puntland ee culumadda ayaa aad ugu mahad celiyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Australia oo lacag gaaraysa toddobo…
War-saxafadeed ay soo saartay dowladda kenya ayay ku sheegtay in weerar ay ciidamadeedu ku qaadeen xarun ay kooxda Al-shabaab ku…