Raysalwasaaraha Ingiriiska Mrs.Theresa May ayaa saaka saxiixday Dikareetada uu dalkaasi uga bixi doono Midowga Yurub. Qoraalkan ayaa maanta gelinka danbe…
Ra’isul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa lagu wadaa inuu maanta gollihiisa Wasiiradda ee uu dhowaan magacaabay horgeeyo…
Hay’adda Tadamun oo kaashanaysa Somali Relief Trust(SRT) oo fadhigeedu yahay dalka Denmarka ayaa mashruuc biyo dhaamin ah ka fulisay deegaano…
Shirweynaha 28aad ee dalalka jaamacadda carabta ayaa ka furmaya deegaanka Baxru meyt ee duleedka caasimadda Cammaan, waxaana ka qaybgalaya madaxweynaha…
Gudiga gar-gaarka abaaraha Puntland ayaa mashruuc biya dhaamin iyo raashin qaybin kasameeyey meela kala duwan oo Puntland ah. kuwaas oo…
waxaa la filayaa maanta oo arbaca ah inuu bilowdo Duulimaadkii u horeeyay ee toos ah ee Muqdisho iyo Nairobi kaasi…
Wararka aynu ka heleyno deegaano ka tirsan gobolada Bay iyo Bakool ayaa sheegaya in uu ka curtay roobabka gu`ga. Roobabkada`ay…
Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya inay faragalinayso maamulkiisa, waxaana uu dalbaday in…
Burhaan Cilmi Xasan oo ka tirsanaa guddigii doorashadda dadban ee heer federaal ayaa loo magacaabay wasiiru dowlaha madaxtooyada ee xiriirka…
Ra`iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagay deegaanka Garas Baaleey ee duleedka…
Magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari ayaa markii ugu horeysay laga hir geliyey shirkad bixisa adeegyada bulshada. Shirkadaasi ayaa loogu…
Xarunta cafimaad ee Shaafici ayaa soo bandhigtay qalab caafimaad oo casri ah kaasi oo Lagu oganayo cudurada guud Qalabkaasi xaafimaad…